Qalabyada MaaliyadeedKala soocidda calaamaddaU faafida sida hoose eeIsku celceliska FaafidaCabirka Ganacsiga Ugu yar/Ugu badanIsbadelka Qiimaha Ugu yar
(Isbadelada Qiimaha)
Xadeynta iyo JoojinadaQiimaha qeybta 1Heerarka kala beddelashada (dhibcaha)
IIBSO
Heerarka kala beddelashada (dhibcaha)
IIBI
Kulamada Ganacsigu waxay bilowdaanKulamada Ganacsigu waxay dhammaadaan

Sharuudaha Deynta
shirkada dullaalka
Lacagaha Ganacsiga Qalaad
/ Raasumaalka amaahda

HeerarkaXaddiga (USD)Raasumaalka deyntaDeynta shirkada dullaalka %
Heerarka 1>0 – 1,000,0001:5000.2%
Heerarka 2>1,000,000 – 2,000,0001:2000.5%
Heerarka 3>2,000,000 – 3,000,0001:1001%
Heerarka 4>3,000,000 – 5,000,0001:502%
Heerarka 5>5,000,0001:205%
Fadlan ogsoonow in xaddiga ugu badan ee calaamad lacageed kasta laga dhigay 20 malyan.

Sharuudaha Deynta shirkada dullaalka ee
Lacagaha Aan Doolarka aheyn
/ Raasumaalka amaahda

HeerarkaXaddiga (USD)Raasumaalka deyntaDeynta shirkada dullaalka %
Heerka 10 – 500,0001:5000.2%
Heerka 2500,000 – 1,000,0001:2000.5%
Heerka 31,000,000 – 2,000,0001:1001%
Heerka 42,000,000 – 3,000,0001:502%
Heerka 5>3,000,0001:205%
Fadlan ogsoonow in xaddiga ugu badan ee calaamad lacageed kasta laga dhigay 20 malyan.

Shuruudaha Faa'iidada
Lacaga Sarifka ee yaryar
/ Daynta Shirkadda
ee Rasaamalka loo isticmaalay

HeerarkaXaddiga (USD)Raasumaalka deyntaDeynta shirkada dullaalka %
Heerka 10 – 200,0001:5000.2%
Heerka 2>200,000 – 500,0001:2000.5%
Heerka 3>500,000 – 1,000,0001:1001%
Heerka 4>1,000,000 – 3,000,0001:502%
Heerka 5>3,000,0001:205%
Fadlan ogsoonow in xaddiga ugu badan ee calaamad lacageed kasta laga dhigay 10 malyan.
Raasumaalka amaahda dib loo eegay ka bilow 1:500 illaa 1:50 oo xeeladaha USDTRY, EURTRY, TRYJPY.

Waa maxay kala badalashadu?

Markii aad furtid boos iibin ama iibsasho ah waxaa kaliya oo aad bixineysaa qiimaha ganacsiga. Isticmaalida raasumaalka amaahda, waxaad si muhiim ah u amaahsaneysaa inta ka hartay raasamaalka si aad u iibsatid maalgashiga aad ka helayso gt.io, oo markiiba gt.io waxay ka soo amaahanaysaa halka dalabkaaga lagu fulinayo.

Dul-saar bixin ayaa dhacaysa haddii aad haysato boos gadiseed ama iibsasho muddo waqtiyeed cayiman. Waxay ku saleysantahay qiimaha qandaraaska waxaana  loo xisaabiyaa si maalinle ah haddii aad haysatid boos habeen dhaxeed furan 23:59:59 waqti seerfarka ah.
 
Websaydkaan wuxuu isticmaalaa kuukiyis si loo hubiyo inaad heshid waaya aragnimada ugu wanaagsan ee websaydkeena.