- Ganacsasho
- Sarrif Qalaad
- Kiribto
- Biraha Qaaliga ah iyo Tamaraha
- Tusmada Badeecada
- Kaydadka
Aaladaha Iyo Sharuudaha Ganacsiga
- Akoonka Ganacsiga gt.io
- Dhigashada & La Bixista
Warbixin Akoon
- Bog Ganacsiyeed
- Sare U Qaadida
- Jaalal
- Ku Saabsan
-
- Ganacsasho
- Sarrif Qalaad
- Kiribto
- Biraha Qaaliga ah iyo Tamaraha
- Tusmada Badeecada
- Kaydadka
Aaladaha Iyo Sharuudaha Ganacsiga
- Akoonka Ganacsiga gt.io
- Dhigashada & La Bixista
Warbixin Akoon
- Bog Ganacsiyeed
- Sare U Qaadida
- Jaalal
- Ku Saabsan

AKOONKA GANACSIGA
Ku soo biir Isku dhafka Koowaad ee La sharciyeeyay ee Dulaalka FX
AKOONKA GANACSIGA
Ku soo biir Isku dhafka Koowaad
ee La sharciyeeyay ee Dulaalka FX
ee La sharciyeeyay ee Dulaalka FX
Muuqaalka | Sharraxaada |
---|
QORAALADA MUHIIMKA AH
Farqiyada u dhaxeeyo dalabka
Farqiyada u dhaxeeyo dalabka waxay ku xirantahay xaaladaha suuqa oo waxay saameyn kartaa ku dhawaaqyada aqbaaraha, dhacdooyinka caalamka aan la filaneyn, xasiloonida siyaasada, ama waqtiga maalinta iyo isbuuca (tusaale ahaan, qiimaha ugu dambeeyo caadi ahaan wuu ka hooseeyaa dhammaadka maalinta iyo dhammaadka isbuucyada). Balaarinta farqiyada u dhaxeeyo dalabka waa natiijada sharuudahan suuqa xiggo, oo ma saameeyaan Shirkada.
Kala beddelasho
Qiimayaasha dulsaarka waxaa saameeyo qiimaha dulsaarka interbank, oo maraan saxitaano maalinle ah sida lagu qeexay Goobaha Fullinta Kala duwan / Bixiyayaasha Qiimaha ugu dambeeyo, iyada oo aan jirin ogeysiin hore. Qiimaha dulsaarka ee Lacagaha dhijitaalka waxaa lagu dalacaa 4 saac ee walba.
Koontooyinka qidmada go'an
Macaamiisha waxay codsan karaan Koontooyinka qidmada Go'an kaliya sababo diimeed dartood, iyo xiliga maalgelinta koontadooda. Shirkada ayaa leh xaquuqda lagu diidayo arji walba oo loogu tallogalay Koontada qidmada Go'an. Joogaga Aan caadiga aheyn iyo Lacagaha dhijitaalka kuma jiraan Koontooyinka Qidmada Go'an. Dacwado noocaas ah, macaamiisha waxaa loogu shubayaa/laga jarayaa sida qeyb ka ah is dhaafsiga habeen dhaca caadiga ah.
Sharuudaha Deynta shirkada dullaalka
Sharuudaha Deynta shirkada dullaalka way ku kala duwanaan kartaa calaamadaha iyo cabbirka xaddiga furan. Shirkada waxay isticmaali kartaa iqtiyaarkeeda gaarka ah oo lagu saxayo sharuudaha deynta shirkada dullaalka ka hor dhacdooyinka suuqa imaanayo ama inta lagu jiro muddada hubaal la'aanta siyaasada oo si suurtogalka ah halis u gelinayo suuqyada dhaqaalaha. Tani waxaa loo sameeyaa si loo illaaliyo lacagaha Shirkada iyo macaamiisha labadaba , waxaana lagu fullin karaa iyada oo aanay jirin ogeysiin. Shirkada waxay sidoo kale balaarin kartaa badeladaas loogu tallogalay haddiiba loo arko mid muhiim ah. Sharuudaha Deynta shirkada dullaalka / Raasumaalka amaahda waxay sidoo kale way isbadeli kartaa sabab la xiriirto xeerarka quseeya ee wadankaaga daganaanshaha. Wixii dib u eegis buuxdo ah ee sharuudahaan, waxaad tixraaci kartaa qeybta Sharuudaha Deynta shirkada dullaalka/Raasumaalka anaahda.
Tirada Saamiyada Ugu yar / Ugu badan
Tirada Saamiyada Ugu badan iyo Ugu yar way ka duwanaan kartaa inta u dhaxeyso aastaamaha ganacsiga. Fadlan tixraac sharuudaha ganacsiga ee nooc kasta oo hantida ka mida.
Wareejinada Bangiga
Lacag dhigashada ugu yar ee looga baahan yahay Bank Wire waa USD 100, EUR 100 iyo ZAR 2000.
Heerarka Xadeynta iyo Joogsiga
Heerarka Xadidan iyo Joogsiga waxaa laga helayaa boggaada ganacsiga macmiilka ee ka hooseeyo Qeexitaanka aastaan walba.
Kulamada Ganacsiga
Kulamada Ganacsiga waa GMT + 3 (Waqti Aqriyaha).
Shirkada waxay xaq u leedahay inay isbadesho Ka xiritaanka Booska iyo Heerarka Hoos u dhaca Sharuuda deynta shirkada oo ka bilaabanayo boqolkiiba 50% illaa100%, iyo ka bilow 100% illaa 150% sida quseyso, oo dhammaan akoonada, oo gudaha hal saac ee xiritaanka waqtiga madasha ganacsiga Jimco walba. Badeladaan waxaa lagu kordhin karaa haddiiba loo arko muhiim kadib furitaanka suuq geynta.

Fullinta Dalabyada
Fullinta dalabka waa Suuqa. Tani waxaa loola jeedaa in dhammaan dalabyada lagu fulliyo qiimaha suuqa la heli karo oo dhinaca Bixiyayaasha Qiimaha ugu dambeeyo. Barnaamijkeena kumbuyuutarka wuxuu isku daraa dhammaan qiimayaasha laga helay Bixiyayaasha Qiimaha ugu dambeeyo, si markaas macaamiisha ay kadib uga faa'ido qiimaha suuqa ugu dambeeyo.
Saami qeybsiga
Saxitaanada saami qeybsiga waxaa loo isticmaalaa Badeecooyinka iyo Tusmooyinka Kaashka markii boosaska ku sii furnaadaan taariiqda saami qeybsiga hore. Macaamiisha boosas iib akoonadooda ku haysta waxa loogu shubi doonaa xaddi faa'iido qaybsi. Macaamiisha haysto boosaska iibsiga waxaa laga jarayaa cadadka saami qeybsiga.
magaca gt.io waxa laga maamulaa oo uu awood ku leeyahay laba shuruucood.
GT IO Markets (Pty) Ltd (https://gt.io/za/so/home) waa shirkad ka diiwaan gashan Koonfur Afrika, iyadoo leh Lambarka Diiwaangalinta 2015 / 059344 / 07 waxaanay ciwaan diiwaan gashan kuleedahay Aurora Drive, Liberty Life Building 21, Office 125, 1st Floor Umhlanga, Kwa-Zulu Natal South Africa, 4301. GT IO Markets (Pty) Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan FSCA FSP Lambarka 48896.
GT IO Markets (Pty) Ltd waxay u shaqaysaa sidii xiriiriye u dhexeeya maalgashadaha iyo Bixiyaha Dareeraynta, kooxda kale helaysa waxa ka soo baxa Maalgelinta la dhexmariyo suuqyada GT IO Markets.
360 Degrees Markets Ltd(https://gt.io/so/home) waa shirkad ka diiwaangashan Siishalis, oo leh lambarka diiwaangelinta 8421720-1. Ciwaankeeda diiwaan gashan waxa uu ku yaal Suite C, Orion Mall, Palm Street, Victoria, Mahe, Seychelles. 360 Degrees Markets Ltd waxa maamula Maamulka Adeegyada Maaliyadeed ee Siishalis waxayna ku maamusha sida uu qabo Sharciga Damaanadaha ee Lambar SD019.
https://gt.io/za/so/home iyo https://gt.io/so/home waxa ka shaqeeya ISPASS Technologies Ltd. ISPASS Technologies Ltd waa shirkad ka diiwaangashan Qubrus, oo leh lambar Diiwaangelineedka HE394419 ciwaankeeda diiwaangashanna waxa uu ku yaal Nikolaou Nikolaidi 3, Flat/Office 205, Paphos 8010, Cyprus.
Adeegyada lacag bixinta ee Skrill iyo Netller ayaa shirkadda GT IO Markets (Pty) Ltd. si gaar ah ugu shaqeeya.
gt.io ma aqbasho dadka deggan wadamada qaar sida USA, Canada, Iran, North Korea iyo Russia.
Maadaama gt.io aysan quseynin kormeerida JFSA ama ESMA, kuma luglahan falal walba ee loo tixgeliyo inay bixiyaan adeeg maaliyadeed waxyaabaha dhaqaalaha iyo weydiisashada adeegyada dhaqaalaha ee Japan ama wadamada Yurubta iyo websaydka looguma tallogelin dagayaasha Jabaan ama wadamada Midowga Yurub.
Afeefta Khatarta: Ganacsiga raasumaalka amaahda ee qandaraasyada lacagta ajaanibta ama badeecooyinka kale ee ka baxsan isdhaafsiga oo taageerada deynta shirkada dullaalka ee heerka sare halista oo laga yaabo inaysan ku haboonaan qof walba. Waxaan kugula talineynaa inaad si taxaddar leh u tixgelisid in ganacsiga kugu haboonyahay marka loo eego xaaladahaaga shaqsiga ah. Waxaad lumin kartaa in ka badan maalgashigaaga. Warbixinta ku jirto websaydkan waa mid dabciyan guud. Waxaan kugula talineynaa inaad raadsato talo dhaqaale madaxbanaan oo aad hubiso inaad si buuxdo u fahamsantahay halisaha meesha ku jira ka hor intaadan ganacsan.