1. Sidee ayaan ugu shubi karaa lacago koontadeyda?

2. Illaa intee ayay qaadataa in lagaga shaqeeyo lacag dhigashadayda?

3. Lacagahee ayaan dhigan karaa?

4. Miyay jiraan wax xadad Lacag Dhigasho ama La Bixiseed oo ay tahay inaan ka warqabo?

5. Miyaan lacag dhigan karaa anigoo isticmaalaya hab aan magacayga ku qornayn?

6. Miyaan u baahannahay inaan bixiyo wax macluumaad dheerada oo kale haddii aan lacagta kaga soo shubo Kaadhka Debit/Credit.

7. Miyaan u baahannahay inaan bixiyo macluumaad dheeraada hadii aan lacagta kaga soo Shubasho Wallet Elegtarooni/dhijitaal ah?

8. Miyaan u baahannahay inaan bixiyo macluumaad dheeraad ah haddii aan hadii aan lacagta kaga soo shubo Xawilaad Bangi?

9. Maxay cadadka ka muuqdo koontadeyda uga yartahay lacagtaan dhigtay?

10. Miyaad qaadaan qimo lacag dhigasho?

11. Miyaad qidmad ka qaadaan lacag la bixista?

12. Sidee ayaan lacag uga wareejin karaan hal akoon ganacsi una wareejin karaa mid kale?

13. Miyay jiraan wax xadeyno ah oo saaran wareejinada gudaha ah.

14. Miyaan u wareejin karaa lacago eWallets markii aan haysto boosas furan?

15. Illaa intee ayay qaadataa in la dhammaystiro lacag wareejin gudeed?

16. Sidee ayaan ugala baxaa lacag koontadeyda?

17. Intee waqti ah ayay qaadataa dhammaystirka lacag la bixista?

18. Miyaan lacag kula bixi karaa qaab ka duwan sidaad lacagta markii hore u soo dhigtay?

19. Haddii aan sameeyo faa'ido, miyaan kala bixi karaa lacagahaas dhinaca kaarkeyga Bangiga/Deynta?

20. Martarka qaar, markii aan ugu shubo hantida dhijitaalka, waxaan ogaadaa in cadadka soo dhacay ka yaryahay midka la dhigay. Sababte ayaa keentay taas?

21. Maxaan sameeyaa haddii aan rabo inaan ka laabto lacag la bixistayda?

22. Waa maxay Aqoonsiga Fal-ganacsiyeed/TxID ee ku jira fal-ganacsiyeedka kiribto kaaransiga?

23. Sidee ayaan u fiiriyaa Aqoonsiga fal-ganacsi(TxID) ee Lacag dhigasho ama Kala bixitaanka Hantida dhijitaalka?

24. Shabakadee ayaad u isticmaashaa Fal-gancsiyeedyada USDT?

26. Halkee ayaan ku arki karaa sharaxaadaha dabaajiyadeyda/kala bixitaanadeysa/wareejinada iyo taariiqda?

27. Waxaan codsaday inaan lacag kula baxo kaadhkayga daynta balse waxaan keliya qayb lacagtii ka mid ah intii kalena waxa lagu ceshay waalatkaygii. Maxaa tan qayb ahaan loo ogolaaday?

Websaydkaan wuxuu isticmaalaa kuukiyis si loo hubiyo inaad heshid waaya aragnimada ugu wanaagsan ee websaydkeena.