- Ganacsasho
- Sarrif Qalaad
- Kiribto
- Biraha Qaaliga ah iyo Tamaraha
- Tusmada Badeecada
- Kaydadka
Aaladaha Iyo Sharuudaha Ganacsiga
- Akoonka Ganacsiga gt.io
- Dhigashada & La Bixista
Warbixin Akoon
- Bog Ganacsiyeed
- Sare U Qaadida
- Jaalal
- Ku Saabsan
-
- Ganacsasho
- Sarrif Qalaad
- Kiribto
- Biraha Qaaliga ah iyo Tamaraha
- Tusmada Badeecada
- Kaydadka
Aaladaha Iyo Sharuudaha Ganacsiga
- Akoonka Ganacsiga gt.io
- Dhigashada & La Bixista
Warbixin Akoon
- Bog Ganacsiyeed
- Sare U Qaadida
- Jaalal
- Ku Saabsan

SU'AALO GUUD
- Home
- / Ku Saabsan
- / FAQ
- / Guud
1. Lacagteyda Badbaado Kaku tahay gt.io?
GT IO Markets (Pty) Ltd (https://gt.io/za/so/home) waa shirkad Koonfur Afrika ka diiwaangashan, oo leh Lambarka Diiwaanka 2015 / 059344 / 07. Ciwaanka ay ku diiwaan gashan tahay waa waa Aurora Drive, Liberty Life Building 21, Office 125, 1st Floor Umhlanga, Kwa-Zulu Natal South Africa, 4301. GT IO Markets (Pty) Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan FSCA FSP Lambarka 48896.
360 Degrees Markets Ltd (https://gt.io/so/home) waa shirkad Koonfur Seychelles ka diiwaangashan, oo leh Lambarka Diiwaanka 8421720-1. Ciwaanka ay ku diiwaan gashan tahay waa waa Suite C, Orion Mall, Palm Street, Victoria, Mahe, Seychelles. 360 Degrees Markets Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan The Seychelles Financial Services Authority Lambarka SD019.
Ilaalinta lacagaha macaamiisheena waa walaacayaga koobaad, sidaa daraadeed, waxaanu qaadeynaa kuwan soo socda:
Raasumaalka iyo Keydadka
Waxaan joogteynaa mid ka mid ah saamiyada raasumaalka ugu adag ee suuqa. Halkaas oo gaarista raasumaalka caadiga ah ee saamiga halista la qiyaasay ee sharciyeeyayaasha aadka sumcada u leh guud ahaan qiyaastii waa 12%, waxaan si is waafaqsan u joogteynaa saamiga 40% ku filnaanshaha ah. Tani waxay noo ogolaataa iyo, kadib, isticmaalayaasheena, inay dareemaan badbaado xittaa aad ugu kacsan ee muddooyinka.
Heerka 1 Bangiga
Lacagaha macaamiisha waxaa lagu hayaa meel ammaan ah iyo goobo maaliyadeed sumcadoodu sarreyso.
Kala gooniyeyn
Lacagaha macaamiisha waa laga gooniyeeyaa lacagaha gaarka ah ee Shirkada oo 100% bay diyaar u yihiin macaamiisha markasta.
Kormeerida Sharciga
Sida waafaqsan sharuudaha sharcigeena, waxaa waajib nagu ah inaan buuxino saamiyada adag ee raasumaalka oo hubino in lacagaha macaamiisha' ahaadaan mid dhowrsan. Intaas waxaa dheer, waa inaan haysanaa raasumaal ku fillan oo aanu kula dagaalano nooc walba oo halista imaan karto. Waxaan ku soo wargelinaa sharciyeeyaha si ku saleysan sadxedii bil ba iyo wargelinta xisaabinta sharaxan ayaa la gudbiyaa hal jeer sannadkiiba oo xisaabiyaha madax banaan ee sumcada leh.
Maareynta Halista
Waxaan naqshadeynay xeerar xoogan iyo dajinta nidaamyada marinada qaar taas oo si joogta ah loo kormeeray oo si wax ku ool ah wax noogu ogolaaneyso inaan aqoonsano halisaha imaan karo.

2. Sidee ayaan kuula soo xiriiri karaa?
Waxaad nagala soo xiriiri kartaa 24/7 hababkan soo socda:
1. Kooxdayada taageerada iimayl ugu soo dir support@gt.io.
2. Dhinaca Sheekadeena Tooska ah ee ku yaalo aagaaga illaalsan (Bogga Macaamiisha) iyo Websaydkeena.
3. Haddii aad tahay Macmiil jiray, waxaad ka furan kartaa dacwad dhinaca aagaaga illaalsan (Bogga Macaamiisha) oo si toos ah ugu xiran kooxdeena Taageerada.

3. Waa maxay nooca dullaalka gt.io?
Waa are an STP (Straight through processing), ama NDD (Ma jiraan heshiis xafiiska ah) oo bixinayo Fullinta Suuqa. Macaamiisha' ayaa si toos ah uga dalbato bixiyayaasheena ku jaheysan oo lagu fulliyay bixiyayaasha maalgashigeena oo dalabka ugu wanaagsan ee la heli karo/weydii qiimooyinka.
magaca gt.io waxa laga maamulaa oo uu awood ku leeyahay laba shuruucood.
GT IO Markets (Pty) Ltd (https://gt.io/za/so/home) waa shirkad ka diiwaan gashan Koonfur Afrika, iyadoo leh Lambarka Diiwaangalinta 2015 / 059344 / 07 waxaanay ciwaan diiwaan gashan kuleedahay Aurora Drive, Liberty Life Building 21, Office 125, 1st Floor Umhlanga, Kwa-Zulu Natal South Africa, 4301. GT IO Markets (Pty) Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan FSCA FSP Lambarka 48896.
GT IO Markets (Pty) Ltd waxay u shaqaysaa sidii xiriiriye u dhexeeya maalgashadaha iyo Bixiyaha Dareeraynta, kooxda kale helaysa waxa ka soo baxa Maalgelinta la dhexmariyo suuqyada GT IO Markets.
360 Degrees Markets Ltd(https://gt.io/so/home) waa shirkad ka diiwaangashan Siishalis, oo leh lambarka diiwaangelinta 8421720-1. Ciwaankeeda diiwaan gashan waxa uu ku yaal Suite C, Orion Mall, Palm Street, Victoria, Mahe, Seychelles. 360 Degrees Markets Ltd waxa maamula Maamulka Adeegyada Maaliyadeed ee Siishalis waxayna ku maamusha sida uu qabo Sharciga Damaanadaha ee Lambar SD019.
https://gt.io/za/so/home iyo https://gt.io/so/home waxa ka shaqeeya ISPASS Technologies Ltd. ISPASS Technologies Ltd waa shirkad ka diiwaangashan Qubrus, oo leh lambar Diiwaangelineedka HE394419 ciwaankeeda diiwaangashanna waxa uu ku yaal Nikolaou Nikolaidi 3, Flat/Office 205, Paphos 8010, Cyprus.
Adeegyada lacag bixinta ee Skrill iyo Netller ayaa shirkadda GT IO Markets (Pty) Ltd. si gaar ah ugu shaqeeya.
gt.io ma aqbasho dadka deggan wadamada qaar sida USA, Canada, Iran, North Korea iyo Russia.
Maadaama gt.io aysan quseynin kormeerida JFSA ama ESMA, kuma luglahan falal walba ee loo tixgeliyo inay bixiyaan adeeg maaliyadeed waxyaabaha dhaqaalaha iyo weydiisashada adeegyada dhaqaalaha ee Japan ama wadamada Yurubta iyo websaydka looguma tallogelin dagayaasha Jabaan ama wadamada Midowga Yurub.
Afeefta Khatarta: Ganacsiga raasumaalka amaahda ee qandaraasyada lacagta ajaanibta ama badeecooyinka kale ee ka baxsan isdhaafsiga oo taageerada deynta shirkada dullaalka ee heerka sare halista oo laga yaabo inaysan ku haboonaan qof walba. Waxaan kugula talineynaa inaad si taxaddar leh u tixgelisid in ganacsiga kugu haboonyahay marka loo eego xaaladahaaga shaqsiga ah. Waxaad lumin kartaa in ka badan maalgashigaaga. Warbixinta ku jirto websaydkan waa mid dabciyan guud. Waxaan kugula talineynaa inaad raadsato talo dhaqaale madaxbanaan oo aad hubiso inaad si buuxdo u fahamsantahay halisaha meesha ku jira ka hor intaadan ganacsan.