- Ganacsasho
- Sarrif Qalaad
- Kiribto
- Biraha Qaaliga ah iyo Tamaraha
- Tusmada Badeecada
- Kaydadka
Aaladaha Iyo Sharuudaha Ganacsiga
- Akoonka Ganacsiga gt.io
- Dhigashada & La Bixista
Warbixin Akoon
- Bog Ganacsiyeed
- Sare U Qaadida
- Jaalal
- Ku Saabsan
-
- Ganacsasho
- Sarrif Qalaad
- Kiribto
- Biraha Qaaliga ah iyo Tamaraha
- Tusmada Badeecada
- Kaydadka
Aaladaha Iyo Sharuudaha Ganacsiga
- Akoonka Ganacsiga gt.io
- Dhigashada & La Bixista
Warbixin Akoon
- Bog Ganacsiyeed
- Sare U Qaadida
- Jaalal
- Ku Saabsan

SU'AALAHA BARNAAMIJKA GANACSIGA
1. Barnaamijkee ganacsi ayaa la heli karaa?
Waxaan bixinaa barnaamijka multi-asset Metatrader 5 (MT5) oo aalado kala duwan ee taageero ganacsiga gacanta ama tooska iyo isticmaalka La taliyayaasha Taqasuska (EA).
Waxaan bixinaa kuwa xiggo:
- MT5 Desktop loogu tallogalay Windows iyo Mac.
- MT5 Webtrader
- MT5 Android
- MT5 IOS

2. Sidee ayaan u dajistaa MT5 Desktop loogu tallogalay Windows?
Waxaad ka dajisan kartaa MT5 Desktop-ka loogu tallogalay Windows aagaaga illaalsan (Bogga Macaamiisha) adiga oo riixayo aastaanta MT5 ee geeska kore ee midig oo dooranayo Meta Trader 5-ka loogu taloogalay Windows, ama adiga oo booqanayo bogga Barnaamijka oo riixayo aastaanta MT5 Desktop loogu tallogalay Windows.
3. Ma suurtogal baa in kumbiyuutarkayga ay ku jiraan wax ka badan hal MT5 Desktop?
Haa waad awoodaa adiga oo dhowr nooc kaga kala shubaya meelo kala duwan.
Markii aad ku dhufatid dejiso MT5-ka loogu tala galay desktop-ka ee ku jirta settingiska.. Waad riixi kartaa raadi oo dooran kartaa gal kale ama waxad raacin kartaa egestanshan ee C:\Program Files\gt.io MT5 Terminal sida C:\Program Files\gt.io MT5 Terminal 2. Kadib riix ku xiggo si aad u dhameysid gelinta tusaalooyinka kale.

4. Sidee ayaan u geliyaa MT5 Android/iPhone/iPad keyga?
Waxaad toos u aadi kartaa dukaanka qalabkaaga, ama waxaad dooran kartaa qalabka quseeyo oo gudaha aagaaga illaalada (Bogga Macaamiisha), riix badhanka MT5 oo geeska midig ee kore, oo kadib dooro dukaanka qalabka quseeyo.
Isticmaalayaasha Android waxay ka raadin karaan barnaamijka MT5 gudaha Play Store oo waxay riixi karaan 'Install' iyo kadib riix 'Accept'.
Isticmaalayaasha iOs waxay ka raadin karaan barnaamijka MT5 gudaha App Store iyo riix 'Get'.

5. Sidee ayaan uga helaa gt.io on Android/IOS keyga?
Markii aad kushubtid Barnaamijka MT5 aaladaada, ku qor 'GTioMarketsPty' aaga raadinta ee 'Find Broker'. GTioMarketsPty-Live ayaa soo baxayo. Riix iyada, geli warbixintaada gelinta, furaha, oo riix GTioMarketsPty-Live ee loogu tallogalay live server ama GTioMarketsPty-Demo loogu tallogalay aqriyaha demo.
6. Maxay fariiin cilladeedka 'Ogolaanshuhu Wuu Fashilmay' (Authentication Failed) la macno tahay?
Waxaa laga wadaa in macluumaadkaaga Gelitaanka ama Furaha uu qalad yahay.
7. Seerfarkee ayaan doortaa markii aan galo barnaamijkeyga MT5?
Wixii Koontada Ganacsiga Tooska ah fadlan dooro seerfarka 'GTioMarketsPty-Live'.
Koontada Ganacsiga Demo fadlan dooro serfarka 'GTioMarketsPty-Demo'.

8. Halkee ayaan ka helaa waxaan ku geli lahaa iyo baaswoodhkii akoonkayga ganacsi?
Waxaad ka heli kartaa sharaxaadahaaga gelitaanka iyo baaswuudhka i-meelkii aad heshay markii aad fureysay koontada ganacsiga ama adiga oo doorta dalabka badhanka 'Trading' ee aagaaga illaalsan (Bogga Macaamiisha), halka aad ka arki kartid dhammaan lambarada gelitaanka oo akoon walboo ganacsi ah ee aad leedahay. Waad koobiyeyn kartaa baaswuudhkaaga adiga oo furayo liiska badhanka hoose oo badhanka Action ee ku yaalo geeska midig ee kore ee koonta walboo ganacsi ah oo dooranayo 'Copy Password'.
9. Sidee ayaan u galaa koontadeyda ganacsiga?
Wixii Ganacsadaha Desktop iyo Web:
1. Dooro dooqa 'Log in to Trade Account' ee dalabka Feelka ee ka furmayo Barnaamijkaaga.
2. Geli warbiixntaada Gelitaanka iyo Baaswuudhka.
3. Dooro aqriyaha quseeyo oo riix Login OK.
Loogu tallogalay Android/IOS:
1. ka raadi 'GTioMarketsPty' aaga raadinta 'Find Broker'.
2. Dooro GTioMarketsPty-Live.
3. Geli macluumaadkaaga Gelitaanka iyo Baaswuudhka.
4. Dooro seerfarka quseeyo oo riix Login.

10. Miyaan isticmaali karaa Aqoonsiga aageyga illaalsan (Bogga Macaamiisha) si aan u soo galo boggayga ganacsi?
Maya. Aqoonsigaaga Macmiilka wuu ka duwanyahay midka macluumaadka gelitaanka MT5.
11. Maxaan u arki karaa kaliya dhoor qalabyo markii aan galo barnaamijkeyga?
Markii aad gashid barnaamijka oo markii kugu horeysay, waxaa kaliya uu ku tusayaa 10 qalabyada oo ku xiran. Haddii aad rabtid inaad ku dartid wax badan, waxaad midaan ku sameyn kartaa adiga oo hoos uga dagayo hoosta bogga Market Watch oo riixayo 'click to add...'), raadineysid jooga ganacsiga, oo riixeysid geli. Haddii aad rabtid inaad aragtid dhammaan qalabyada la heli karo, si fudud riix midigta ee Market Watch oo door 'Show All'.
12. Sidee ayaan ugu daraa qalab app-keyga mobeelka MT5?
Waa inaad marka koowaad gashaa app-ka mobeelkaaga MT5, dooro fiirinta Xigashooyinka, dooro '+' aastaanta oo kadib dooro heerka hantida quseyso. Kadib, dooro qalabka adiga oo riixayo intaas ka dibna diyaar baad tahay.
13. Sidee ayaan u daaraa 'One Click Trading'?
Waxaad riixi kartaa midigta oo shaxda oo dooro 'One Click Trading'. Bog ganacsiga yar ah ayaa ka soo baxayo geeska bidix ee kore ee shaxda halka aad gelin kartid qiyamka oo aad kadib dhaheysid ku Ibi am ku Ibso hal taabasho.
14. Sidee ayaanExpert Advisor ugu shubaa MT5?
Raac tallaabooyinka hoose:
1.Exper Advisor kaaga ku kaydi galka Experts ee ku jira MT5 ee kombuyuurtarkaaga. Tani waxaa caadi ahaan laga helaa hoosta C:\Program Files\MetaTrader5\MQL5\Experts\Advisors
2. Dib u daar MT5
Faylka Exper Advisor waa inuu ka muuqdaa daaqadda hagista ee Meta Trader ka.
3. Riix iyada oo geli shaxda lacagta oo aad jeclaan laheyd in EA ku ganacsatid
4. Bogga “Hantida” ee soo baxo, taabo 'Allow Auto trading'
Raadi Aaladaha badhanka Tools -> Options -> Expert Advisors
Taabo 'Allow automated trading'
Riix 'OK'
Hadeer waxaa kuu suurtogaleyso inaad aragtid aastaan wadata goobo cagaaran oo geska midigta kore ee shaxdaada si aad u aragtid inaad u furtay EA gaaga si sax ah.

15. Sidee ayaan Tilmaamayaal ugu daraa Jadwalkeyga MT5?
Waxaad sidaas ugu dari kartaa adiga oo isticmaalayo mid ka mid ah qaababka soo socdo:
1. Soo gal boggaaga oo raadi badhanka Insert ee dalabka kore, dulsaar tilmaamayaasha oo dooro Tilmaamaha aad rabtid inaad ku dartid. Kadib xaqiiji hantiyaha kor saar Tilmaamayaasha ee bogga xiggo iyo riix 'OK'.
2. Gal boggaaga, aad badhanka Dalabka Fiiri oo dooro 'Navigator' haddii aysan horaan usoo bixin. Riix aastaanta + ee ku taalo Tilmaamayaasha si aad u balaarisid dhammaan dooqyada. Dooro, jiid oo dhig Tilmaamaha aad rabto inaad ku darsato sawirkaaga. Kadib xaqiiji hantiyaha ku taalo Tilmaamayaasha ee bogga xiggoadiga oo riixayo 'OK'.

16. Sababtee ayaanan u geli karin bogeyga MT5?
Waxaa jiro dhowr sababood oo sababta aanan kugu suurtogaleyn inaad gashid barnaamijkaaga. Kuwaan waxay noqon karaan:
1. Macluumaadkaaga soo geliseed ayaa khaldan. Fadlan hubi inaad gelisay macluumaad saxda ah.
2. Waxaad dooratay seerfar qaldan. Fadlan hubi inaad dooratay GTioMarketsPty-Live loogu tallogalay koontada ganacsiga dhabta ah iyo GTioMarketsPty-Demo loogu tallogalay Koonto ganacsiga Macmala.
3. Barnaamijka ganacsiga MT5 ee aad isticmaaleysid ma ahan barnaamijka gt.io's. Fadlan hubi inaad ka dajisato barnaamijka websaydkeena ama Bogga Macmiilkaaga.
4. Waxaad ku haysata cillad interneet. Fadlan hubi inaad ku xirantahay intarneetka.
Haddii aad weli wajheysid cillad waxaad isla markiiba nagala soo xiriiri kartaa taageero. Fadlan xasuusnoow in sawir kasta oo aad shaashadda ka qaadday oo aad noo soo dirto naga caawin karo aqoonsashada dhibta.

magaca gt.io waxa laga maamulaa oo uu awood ku leeyahay laba shuruucood.
GT IO Markets (Pty) Ltd (https://gt.io/za/so/home) waa shirkad ka diiwaan gashan Koonfur Afrika, iyadoo leh Lambarka Diiwaangalinta 2015 / 059344 / 07 waxaanay ciwaan diiwaan gashan kuleedahay Aurora Drive, Liberty Life Building 21, Office 125, 1st Floor Umhlanga, Kwa-Zulu Natal South Africa, 4301. GT IO Markets (Pty) Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan FSCA FSP Lambarka 48896.
GT IO Markets (Pty) Ltd waxay u shaqaysaa sidii xiriiriye u dhexeeya maalgashadaha iyo Bixiyaha Dareeraynta, kooxda kale helaysa waxa ka soo baxa Maalgelinta la dhexmariyo suuqyada GT IO Markets.
360 Degrees Markets Ltd(https://gt.io/so/home) waa shirkad ka diiwaangashan Siishalis, oo leh lambarka diiwaangelinta 8421720-1. Ciwaankeeda diiwaan gashan waxa uu ku yaal Suite C, Orion Mall, Palm Street, Victoria, Mahe, Seychelles. 360 Degrees Markets Ltd waxa maamula Maamulka Adeegyada Maaliyadeed ee Siishalis waxayna ku maamusha sida uu qabo Sharciga Damaanadaha ee Lambar SD019.
https://gt.io/za/so/home iyo https://gt.io/so/home waxa ka shaqeeya ISPASS Technologies Ltd. ISPASS Technologies Ltd waa shirkad ka diiwaangashan Qubrus, oo leh lambar Diiwaangelineedka HE394419 ciwaankeeda diiwaangashanna waxa uu ku yaal Nikolaou Nikolaidi 3, Flat/Office 205, Paphos 8010, Cyprus.
Adeegyada lacag bixinta ee Skrill iyo Netller ayaa shirkadda GT IO Markets (Pty) Ltd. si gaar ah ugu shaqeeya.
gt.io ma aqbasho dadka deggan wadamada qaar sida USA, Canada, Iran, North Korea iyo Russia.
Maadaama gt.io aysan quseynin kormeerida JFSA ama ESMA, kuma luglahan falal walba ee loo tixgeliyo inay bixiyaan adeeg maaliyadeed waxyaabaha dhaqaalaha iyo weydiisashada adeegyada dhaqaalaha ee Japan ama wadamada Yurubta iyo websaydka looguma tallogelin dagayaasha Jabaan ama wadamada Midowga Yurub.
Afeefta Khatarta: Ganacsiga raasumaalka amaahda ee qandaraasyada lacagta ajaanibta ama badeecooyinka kale ee ka baxsan isdhaafsiga oo taageerada deynta shirkada dullaalka ee heerka sare halista oo laga yaabo inaysan ku haboonaan qof walba. Waxaan kugula talineynaa inaad si taxaddar leh u tixgelisid in ganacsiga kugu haboonyahay marka loo eego xaaladahaaga shaqsiga ah. Waxaad lumin kartaa in ka badan maalgashigaaga. Warbixinta ku jirto websaydkan waa mid dabciyan guud. Waxaan kugula talineynaa inaad raadsato talo dhaqaale madaxbanaan oo aad hubiso inaad si buuxdo u fahamsantahay halisaha meesha ku jira ka hor intaadan ganacsan.