gt.io waa halka ugu fiican ee ka shaqaysa beddelista suuqyada lacageed ee dhijitaalka iyo qaadashada ballaaran ee kiribtokaaransiga. Waxaanu ganacsatada siinaa degenaanshaha Sariflayaashii qadiimiga aha ee Forex oo kale kuwaaso maalgashi guul leh samayn jiray; kuwaaso ku siinayay farsamooyin dhijitaal, lamaanayaal ganacsi oo qadiimi ah iyo kuwa adiga laguu sameeyay iyadoo si joogto ah laguu siinayo xaaladaha ganacsi ee suuqa ugu fiican.

gt.io waxaana wada GT IO Markets (Pty) Ltd iyo 360 Degrees Markets Ltd.
GT IO Markets (Pty) Ltd waa shirkad ka diiwan gashan South Africa, oo leh Lambarka Diiwaangelinta 2015 / 059344 / 07 oo ciwaankeeda diiwaangashanina ku yaalo Aurora Drive, Liberty Life Building 21, Office 125, 1st Floor Umhlanga, Kwa-Zulu Natal South Africa, 4301. GT IO Markets (Pty) Ltd waxa maamula Maamulka Maaliyadeed iyo Dhaqan oo ku maamula Sharciga FSCA FSP Lambar 48896. 

360 Degrees Markets Ltd maamula Maamulka Adeegyada Maaliyadeed ee Siishalis waxayna ku maamusha sida uu qabo Sharciga Damaanadaha ee Lambar SD019.

HEL FAA'IDADA GT

Raasumaalka deynta
Qalabyada Ganacsiga
Koontooyinka ganacsiga MT5
Qidmooyyinka Lacag dhigasho
Qidmooyinka Kala bixitaanka
Lacag dhigashada
La bixista
Xaqiijinta

NALA SOO XIRIIR

    1500 Characters allowed.0/ 1500
    Websaydkaan wuxuu isticmaalaa kuukiyis si loo hubiyo inaad heshid waaya aragnimada ugu wanaagsan ee websaydkeena.