Mudnaanteena koowaad ee gt.io waa illaalinta maalgashiyada macaamiisheena iyo ku haynta lacagahaaga badbaado marwalba. Waxaan hubinaa inaan qaadno dhammaan taxadarada muhiimka ah oo lagu illaalinayo hantidaada oo ku siiyo heerarka ugu horeeyo ee illaalada.

Koontooyinka Lakala soocay

Waan ka soocnay lacagaha macaamiisheena lacagaha Shirkada leedahay iyaga oo lagu haynayo haraa aan dheelitirneyn. Tani waxay la micna tahay in Shirkada aysan isticmaali karin hantiyada macmiilka ee lagu daboolayo qarashaadkooda gaarka ah ama loogu celinayo deymiyayaasha ee dhacdada nasiib darada ah ee guuldarada shirkada. Macaamiisha waxaa la siiyaa gelitaan buuxo ee lacagahooda marwalba.

Heerka 1 bangiyada

gt.io cwaxay sii wadeysaa aasaasida jaalal xoogan ee Heerka 1 Bangiyada, si loo hubiyo in lacagaha macmiilka loogu shubo machadyada dhaqaalaha aaminka ah oo aadka loo qiimeeyay. Jaalalkaan waxay u ogolaadaan ganacsiyadeena inay ka shaqeeyaan heerarka suurtogalka ah ee ugu sareeyo.

Illaalada Haraaga Xun

Waxaan isticmaalnay kormeerid hormarsan iyo aaladaha maareynta halista oo kormeerayo haraageena macaamiisha oo waqti dhab aha, marka waan ka illaalin karnaa lacagahooda qasaarooyinka ka badan maalgashigooda koowaad, iyo in si toos ah loo saxo haraayada qaldan.

Maareynta Halista

Waxaan leenahay oo noo diyaarsan kooxda maareynta halista oo waaya arag ah oo naqshadeeyay fulliyayna xeerarka iyo nidaamyada oo dajiya noocyo gaar ah oo halisaha la xiriiro lacagaha macaamiisheena ah. Maalgashiyada waxaa loo qoondeeyay machadyada dhaqaalaha ku haboon oo si joogto ah u kormeeray, oo noo ogolaaneyso inaan si wax ku ool ah u aqoonsano oo u xadeyno halisaha is dhaafsiga bangiga.

Raasumaalka iyo Keydadka

Waxaan joogteynaa saami ku filan oo boqolkiiba 40% ah, taas oo 3 jeer ka badan raasumaalka caadiga ah ee gaarista saamiga halista la qiyaasay ee ay baahan yihiin sharciyeeyayaasha sumcada leh. Sidoo kale waa mid ka mid ah saamiyada raasumaalka ugu adag ee laga helo suuqa.

Amniga

gt.io waxay isticmaashaa cilmiga farsamada nidaamka badelida xogta hormarsan si loo hubiyo amniga ugu badan, oo ku hayo xogta macaamiisha mid gaar ah. Sharaxaadaha shaqsiga ee macaamiisheena iyo warbixinta wareejinta waxaa lagu keydiyaa kumbuyuutaro illaalsan oo leh fayras difaace xoogan, iyada oo gudbinta xogta loo badelo lambaro si looga hortago xatooyada xogta iyo gelitaanka qolo sadexaad oo ansax aheyn.

Qaanuunka

gt.io waa dullaal sharciyeysan, oo u hogaansan dhammaan heerarka sharciyeynta si loo hubiyo heer sare oo ku filnaanta saamiga raasumaalka oo marwalba ah.

GT IO Markets (Pty) Ltd (gt.io/za/so) waa shirkad Koonfur Afrika ka diiwaangashan, oo leh Lambarka Diiwaanka 2015 / 059344 / 07. Ciwaanka ay ku diiwaan gashan tahay waa waa Aurora Drive, Liberty Life Building 21, Office 125, 1st Floor Umhlanga, Kwa-Zulu Natal South Africa, 4301. GT IO Markets (Pty) Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan FSCA FSP Lambarka 48896.

360 Degrees Markets Ltd (gt.io/so) waa shirkad Koonfur Seychelles ka diiwaangashan, oo leh Lambarka Diiwaanka 8421720-1. Ciwaanka ay ku diiwaan gashan tahay waa waa Suite C, Orion Mall, Palm Street, Victoria, Mahe, Seychelles. 360 Degrees Markets Ltd waxaa sharciyeeyay Maamulka Anshaxa Qeybta Dhaqaalaha sida waafaqsan The Seychelles Financial Services Authority Lambarka SD019.
Websaydkaan wuxuu isticmaalaa kuukiyis si loo hubiyo inaad heshid waaya aragnimada ugu wanaagsan ee websaydkeena.